Jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga sare oo lasoo saaray (Halkan ka Akhriso)

Wasaarada Waxbarashada Xukuumada Soomaaliya ayaa soo saartay jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ee dugsiga , waxaana imtixaankan uu si rasmi ah Muqdisho iyo qaar kamid ah gobolada dalka uga bilaabanayaa 27-ka bishan. Imtixaankan ayaan bilaabanaya 27-ka bishan oo ku beegan maalin isniin ah, waxa uuna soconaaa ilaa 31-ja bishan May oo ku beegan maalinta Jimcaha, Imtixaankan ayaana … Continue reading Jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga sare oo lasoo saaray (Halkan ka Akhriso)